| | | | | | | |
| |
Rosemount High School News

Also see More News and RHS Daily Announcements

Free/Reduced Price Meals (Somali Translation)

October 8, 2018

Ilmahaagu wuxuu xaq u yeelan karaa cuntada bilaashka ah ama qiimaha jaban ee dugsiga.

Degmada 196 waxay bixisaa cunto caafimaad leh maalin kasta ardayda. Quraacdu waa $1.60 qadaduna waa $2.65. Qoyskaagu waxaa laga yaabaa inuu u qalmo cunto bilaashka ah ama raqiiska ah. Hadii aad ka qaybqaadatey barnaamijkan sanad dugsiyeedkii hore oo aad rabto in aad kaqeybqaadatid mar kale sanadkan, waa inaad buuxisaa arji cusub sannad kasta.

Si aad u codsato, riix halkan, ama booqo https://paypams.com/Applynowisd196. Hadii aad u baahan tahay caawimo buuxinta arjiga ah, soo wac iskuulka waan ku faraxsanahay inaan ku caawino. Barnaamijkan waxaa sii dheer, oo gobolku wuxuu bixiyey maalgalin loogu talagalay quraac bilaash ah oo dhamaan ardayda kindergardanku cuni karaan.